Siyaasigu ma daneeyaa mise waa daneyste?

Ugu yaraan bulshadeenu waxa ay siyaasiga u tixgaliyaan ama ku tiriyaan mid ka mid ah cadowgooda…

8 da Moodel ee ganacsiga ugu caansan iyo sida lacag looga sameeyo

Mid ka mid ah su’aalaha inta badan la is weydiiyo ayaa ah sida ganacsiyada qaar ay…

Cabsida iyo sida looga gudbo (Episode 02) – Naadiye Podcast

Xalaqadan labaad waxa aan uga hadlaynaa cabsida iyo sida looga gudbo. Waxaa jira dunidan waxyaabo badan…

Buug 01: No Excuses: The Power of Self-Discipline for Success in Your Life by Brain Tracy

No Excuses!: The Power of Self-Discipline for Success in Your Life by Brain Tracy Brain Tracy…

Faa’iido malaga helayaa ganacsi laga furo Muqdisho?

Magaalada Muqdisho oo ah caasimada Soomaaliya waa mid ka mid ah meelaha uu saameeyay dagaalkii sokeeye…

Sidee loo hormarin karaa ganacsiga Soomaaliya?

Ganacsigu waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu horeeyo ee bulshooyinku ku dhismaan isagoo matala wax…

Taariikh Nololeedka Elon Musk (Episode 01)

Xalaqan 1aad waxa aan ku soo qaadanay Taariikh nololeedka Elon Musk oo ah mid ka mid…

Shirkadaha diyaaradaha oo khasaaro xoogan kala kulmaya hakinta duulimaadyada

Iyadoo caabuqa Koronafaayris (Coronavirus) uu fara ba’an ku hayo ku dhawaad milyan dad ah oo daafaha…

Siduu Ronaldo ku noqday qofka ugu shacbiyada badan aalada Instagram?

Xidigaha kubada cagtu waxa ay qeyb ka yihiin dadka ugu saameynta badan dunida isboortiga, sidaas oo…

Maxay tahay faa’iidada ku jirta in aad websaayt sameysato? Ganacsigaaguse ma leeyahay websaayt?

Horudhac Meel walba oo aad joogto waxaa lagama maarmaan ah in aad leedahay aqoonsi iyo laqabsiga…

5-ta Shirkadood ee soo saara labisyada ugu qaalisan dunida (2019)

Dharku waa mid ka mid ah seddexda shey ee aas aasiga u ah qofka kuwaas oo…